NEWS AND VIEWS
Madaxweynaha Soomaaliya Prof. Xassan Sheekh Maxamuud oo Magacaabay R/ Wasaaraha Xukuumada
Madaxweyne Xasan Sheekh Max’ud ayaa galabnimaddii maanta waxaa uu magacaabay R/wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia una magacaabay Cabdi Faarax Shirdoon oo ku magac dheer (Saacid). Cabdi
Qeybta NEWS AND VIEWS
Ururka Unisodic oo cambaareysayy dilalka Saxafiyiinta Soomaaliyeed
Golaha midowga Qurba Joogta Soomaaliyeed waxaa ay si aad ah u cambaareysay dilalka joogtada ka noqday caasimada dalka Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka
NEWS AND VIEWS Archives
Waxaa jirtaa in maalin kasta loo geysanaya dhibaato fara badan gabdhaheena sharafta leh ee Soomaaliyeed gaar ahaan gabdhaha aadka u da'da yar oo qalliin loogu sameeyo xubinta taranka ee ku taalla ...
Baarlamaanka Soomaaliya Tallaabo Taariikhi ah ayuu Qaaday - Sep 10, 2012
Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay September 10, 2012, doortay madaxweyne cusub, kaasoo dalka hoggaamin doona 4-ta sano ee soo socota. Baarlamaanku waxay doorteen Prof. Xasan Sheekh Maxamuud inuu noqdo madaxweynaha ...
Aragtida Qurba-joogta halka ay wax marayaan. - Sep 8, 2012
Guud ahaan dadka Soomaaliyeed iyo caalamka intiisa kale waxay isha ku hayaan isbedelka ka socda dalka Soomaaliya oo laga rajeynayo dawlad badbaadisa dadka iyo dalka Soomaaliyeed inay ka dhalato waqtiga ...
Yay wax qabad ka sugaan? - Sep 3, 2012
Ruux walba oo aduunka ku nool waxa uu xaq u leeyahay inuu helo waxyaalaha aasaasiga u ah nolosha bani'aadamka sida,Nabadgalyo,Caafimaad,Waxbarsho,sharaftiisa oo la ilaaliyo,Hantidiisa oo la badbaadiyo iyo inuu wax doorto ...
Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka maxaa laga sugayaa? - Aug 29, 2012
Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka maxaa laga sugayaa? Golaha Midowga Qurba-joogta Soomaaliyeed waxaa uu u hambalyeynayaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Soomaaliya Prof. Maxamed Cismaan Jawaari iyo ku xigeenadiisa,runtii waxaad qaadeen xil aad u ...
Ciid wanaagsan - Aug 18, 2012
Golaha Midowga Qurba-joogta Soomaaliyeed waxaa uu dhamaan ummada Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabada Ciidul fidriga awgeed,ciid wanaagsna meel walba aad aduunka kaga nooshiihiin waxaan sanadkan kiisa kale idiinrajaynaynaa inuu Eebbe nagu ...
Waa in la ilaaliyaa Xorriyadda Fikirka - Aug 9, 2012
Soomaaliya waxay ku gudo jirtaa xaalad kala guur ah oo dowlad xiligeedii uu dhammaanayo mid cusubna la filayo inay siyaasadda Soomaaliya ay majaraha u qabato. Dal kasta marka uu galo xaaladan ...
Geeri naxdin leh. - Aug 3, 2012
Allaha u naxariisto Eng Cali Xaaji Shirwac oo kooxo hubaysan ku qaarijiyeen Aug 2,2012 magaalada B/weyn ee gobalka Hiiraan,Eng Cali oo aan dalka ka bixin tan iyo markii ay bur-burtay dawladii ...
Next Page »










