Dhageyso wareysi gaar ah uu siiyay Dr C/raxmaan Baadiyoow Ururka Unisodic
Musharaxa u taagan xilka madaxtinimada dalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Macallin C/llaahi [ Baadiyoow] ayaa Wareysi gaar ah siiyay
United Somali Diaspora Congress oo fadhigoodu yahay dalka Mareykan, isagoo ugu waramaya qadka Teleefonka xili uu ku sugnaa Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.
Halkaan ka dhageyso wareysiga uu siiyay Dr: Baadiyoow Unisodic.
Source Of Unisodic Group.

waa hambalyo habmalyo
[...] View original post here: Musharax Dr Baadiyoow oo Wareysi siiyey Golaha Midowga Qurbajoogta Soomaaliyeed [Dhageyso] [...]
cabiraxmaan baadiyow waa nin sidey ilatahay uguroon inta is sharaxeysa waa nin cilmi iyo adab(diin) isku darsadey,waxbadanna wuu dhaamayaa shariif sh.axmed I would vote for him
[...] dalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Macallin C/llaahi [ Baadiyoow] ayaa Wareysi gaar ah siiyay..Read more Posted in: News and [...]
dr: abdirahman badiyow manshaa alaah waan maqalnaa hadalkiisa waa wanaagsanyahay waana la hubaa hadii alle lagab galo in uu somaliya wax weyn ka badali doono insha alaah guul baadiyoow
you will like [URL=http://www.burberry–outlet.net/ – burberry online store[/URL – and get big save