Ciid wanaagsan
Golaha Midowga Qurba-joogta Soomaaliyeed waxaa uu dhamaan ummada Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabada Ciidul fidriga awgeed,ciid wanaagsna meel walba aad aduunka kaga nooshiihiin waxaan sanadkan kiisa kale idiinrajaynaynaa inuu Eebbe nagu gaarsiiyo caafimaad qab iyo baraare.
Marlabaad Ciid wanaagsan guud ahaan Soomaaliweyn.
UNISODIC.
